Sheekh Xasan Takar " Umal Labada Dhinac dhinac ha raaco warkale majiro" Dhageyso.
Sheekh Xasan Maxamuud Takar ayaa si cilmiyeysan uga jawaabay eedeyn uga timid Sheekh Max'med Cabdi Umal oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee caanka ah gudaha iyo dibadda.
Takar oo lahadlay idaacadda Islaamiga Andalus ee dalka Soomaaliya ayaa culimada Soomaaliyeed ugu baaqay in Alle uga baqaan cilmiga Alle siiyay oo aysan umadda Jiha wareerin.
Sheekh Xasan Maxamuud wuxuu waxba kama jiraan ku tilmaamay dacaayad ay isaga ka fidiyeen Shibile iyo Umal wareysiga soo socda ayuu Takar uga hadli doonaa arrimo badan.
Guji Halkaan MP3
