Mujaahidiinta oo hadda dagaal ku qaaday degmada Kaaraan.

Written by Maamul on .

somalimemo.net

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maqribki ka dib xilliga Muqdsho waxey dagaal xoog leh ku qaadeen fariisimayaalka maleeshiyaadka DKMG ah ay ku leeyihiin degmada Kaaraan iyadoona hadda uu soconayo dagaal xoogan.


Goobjoogayaal ayaa inoo sheegaya in laga maqlayo gudaha degmadaasi rasaasta culus ee la is dhaafsanayo iyadoona maleeshiyaadka DKMG ah ay u firxadeen dhanka Saldhigga, waxaana la sheegayaa dagaalka in ay ka qeyb qaadanayaan gaadiidka dagaalka.


Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa inoo xaqiijiyay in guutooyinka Jabhadda Wilaayada Banaadir ay qaadeen weerarkaasi, dibna ay ka soo sheegi doonaan wixii ku kordha Insha Allah.

Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy