Dhageyso Gabayga SAADAAL WANAAGSAN.

Written by Maamul on .

Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo dhawaan ayay furtay bog cusub oo ay diiradda ku saareyso wararka iyo wrabixinada looga dhiidhinayo gumeysiga Itoobiya ee dalka Somaaliyeed kusoo duulay.

Waxaan baal u furnay gumeysi diidka gaar ahaan Suugaanlleyda Afkooda kula dagaalamaya gumeystaha macangagga ah ee Afrika.

Abwaan Cabdullaahi Cismaan wuxuu kamid yahay dadka dhaxda u xirtay in uu umadda Soomaaliyeed ku baraarujiyo khatarta cadawga, wuxuu caan ku ahaa qorista maqaalada gumeysi diidka ah isagoo adeegsanaya Erayo suugaaneed maanta wuxuu ku daray Cod wuxuuna tiriyay gab Ciwaankiisu yahay Saadaal wanaagsan.



HALKAN KA DHAGAYSO GABAYGA SAADAAL WANAAGSAN

Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy