Waxgaradka Gedo iyo Shabeelaha Hoose "WAAN DIIDNAY DASRTUURKA MAHIGA DASTUURKA XAQQA AH EE NABI MUXAMED AYAAN KU DHEGANAHAY KUNA DHIMANEYNAA" Dhageyso.

Written by Maamul on .

somalimemo.netDastuurka ay Q.Midoobe iyo Midowga Yurub usoo dejiyeen maamul goboleedyada kajira Soomaaliya iyo DKMG ah ayaa diidmo culus kala kulmaya shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka.

Culimaa'udiinka ayaa masaajidda iyo warbaahinta ka jeedinaya Muxaadarooyin ay uga digayaan khatarta caqiiqo ee uu xambaarsanyahay dastuurka Mahiiga.

Waxgaradka wilaayada Gedo oo kulan ku yeeshay Baardheere ayaa qaadacay Dastuurka Mahiiga oo ay ku tilmaameen Dastuur gaaleed ficlan waa sidaasi waana dastuur ku dhisan diin aan aheyn diinta Islaamka.

Kulan ka dhacay magaalada Marka ee wilaayada Shabeelaha Hoose ayaa isna lagu diiday dastuurka Mahiga ee Garowe iyo Muqdisho lagusoo bandhigay.

Halkan ka dhageyso Waxgaradka Gedo oo Dastuurka ka hadlaya.

Halkaan ka dhagayso warbixin ku saabsan Reer Shabeelaha Hoose iyo Mowqifkooda Dastuurka

Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy