Xukun Qisaas ah oo Magaalada Jowhar ka dhacay (Dhageyso).
Wilaayada Islaamiga Shabeelaha dhexe ayaa fulisay xukun qisaas ah oo kamid ah Xadadka sharciga Islaamka waafaqsan.
Fagaare weyn oo ku yaal magaalada Jowhar waxaa isugusoo baxay boqolaal shacabka Muslimiinta Jowhar si ay u daawadaan xukunka qisaasta ah.
Mas'uuliyiin katirsan wilaayada shabeelaha dhexe ayaa goobta ku sugnaa,Ninka xukunka qisaasta ah lagu fuliyay ayaa lagu magacaabi jiray Cali Xasan Caddow oo horay u dilay Cali Cumar Cali.
Qaadiga Maxkamadda wilaayada Shabeelaha Dhexe ayaa ku dhawaaqaya xukunka lagu riday gacan ku dhiiglaha laqisaasay.
Halka ka dhageyso
