PS-ta oo lawiiqay iyo Ciidan loogu magac daray Hogaamiye Afrikaan ah oo Muqdisho lagusoo daadiyay.

Written by Maamul on .

somalimemo.netCiidamada Muslimiinta Soomaliya ayaa fashiliyay qorshayaashii ay ku taamayeen hay'adaha sirdoonka shisheeye ee Muqdisho ku sugan.

Howlgalada ay Muqdisho ka wadaan ciidanka qarsoon ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay wiiqeen maleeshiyaadka Ashahaadda ladirirka PS-ta loo yaqaan kuwaasi oo isku dayay in ay sidii Black water u dhibaateeyaan dadka Ahlu Towxiidka ah.

3 bilood gudahood Muqdisho waxaa lagu dilay wax kabadan 300 oo Maleeshiyaadkaasi ah badankood waxay ku dhinteen Dilalka qorshaysan qaar kalane qaraxyo waaweyn oo lala eegtay goobo ay ku sugnaayeen.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in DKMG ah iyo shirkadaha Xalane ku sugan ay qorsheynayaan kala diridda PS-ta booskoodana lagu bedeli doono maleeshiyaad loogu magac daray Alpha oo loogu magac daray "Alpha Omar Konare" oo kamid ahaa madaxda qaaradda Afrika.

Fashilka PS wuxuu ka dhiganyahay in mujaahidiinta Soomaaliya ay waxba kama jiraan ka dhigeen isku day ladoonayay in shacabka Muqdisho lagu xididda siibo.

Waxa kaliya ee soo haray ayaa ah kuwa NS-ta loo yaqaan badankoodna waa calooshood u shaqeystayaal haddii loo hanjabo ama lacag lasiiyo shaqada isaga tago, warar aan lagu kalsooneyn waxay sheegayaan in NS-ta ay fududeeyeen howlgallo qorshaysan oo ay mujaahidiintu Muqdisho ka fuliyeen.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy