Dagaal Gaadiid lagu gubay oo ka dhacay duleedka Guriceel.
Dagaal culus ayaa maanta duhurkii ka dhacay deegaano katirsan wilaayada Galguduud oo ay dhawaan duulaan kusoo qaadeen ciidanka gumeysiga Itoobiya.
Wariye Liibaan oo ku sugan jiidaha dagaalka Galguduud ayaa soo sheegay in weerar dhabagal ah oo ay mujaahidiintu ku qaadeen maleeshiyaad mushrikiin ah uu sababay dagaal muddo qaatay.
Dagaalku wuxuu ka dhacay waddo qarda jeex ah oo isku xirta deegaanka Guriceel iyo Wabxo ee wilaayada Galguduud.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in weerarka Dhabagalka ah lagu gubay gaari nuuca dagaalka ah oo ay maleeshiyaadka Amxaaro kalkaalka ah wateen.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it


