Mujaahidiinta Kenya ee ku sugan Somaaliya oo Beyco lagalay Sh.Abuu Zubeyr (Dhageyso).
Mujaahidiinta Muhaajiriinta ah ee ka dagaalamaysa dalka Somaaliya gaar ahaan kuwa Kenya ayaa beyco lagalay hoggaanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Sheekh Axmed Iimaan oo kamid ah saraakiisha mujaahidiinta Kenya ee gudaha Somaaliya ku sugan ayaa kalimad uu jeediyay ku sheegay in jihaadka Bariga Afrika ka socda uu sabab u naqan doono soo laabashada imaaradii Islaamka ee qaaradda Afrika.
Mu'asasada Al-kata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa soo gudbisay fariinta Sheekh Axmed Iimaan oo muddo daqiiqada ah lamaqli karay.
Sheekh Imaan wuxuu soo dhaweeyay midnimadii ay gaareen Mujaahidiinta Somaaliya iyo Tandiimka Qaacidatul Jihaad ee ee Dr.Eymen hogaamiyo.
Wuxuu sheegay in isagoo Wakiil ka ah mujaahidiinta Kenya uu Beyco lagelay Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr hogaamiyaha Mujaahidiinta Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Sheekh Axmed Iimaan oo Dhameystiran
Sheekh Axmed Iimaan ayaa balan ku qaaday in muhaajiriinta Kenya ee Somaaliya ka dagaalamaya ay kasoo bixi doonaan kaalintooda ayna naftooda u hurayaan difaaca diinka Alle.
Halkan Ka dhageyso Sheekha oo Abuu Zubeyr Beyco lagelaya
