Xoogaga Ansaaru Shareecah ee Yemen oo Taangiyo Kula Wareegay Dagaal ka dhacay Duleedka Zunjibaar (SAWIRRO).

Written by Maamul on .

somalimemo.netCiidamada Mujaahidiinta maamulka Ansaaru Shareecah ayaa dhameystiray gacan ku heynta magaalada Zinjibaar ee xarunta gobolka Abyen.

Intabadan magaalada muddo sanad ah waxay gacanta ugu jirtaa Ansaaru Shareecah balse ciidanka dowladda ayaa dul deganaa magaalada taasi oo ka dhigtay in xaafado magaalada ka tirsan ay go'doon noqdaan.

Wixii ka dambeeyay dagaalkii Qadcu Danab ee bilo ka hor ka dhacay duleedka magaalada waxaa si tartiib tartiib ah dib ugurasho u sameynayay ciidanka dowladda gaar ahaan Guutada 25 Mikka ee Ashahaada la dirirka.

Ansaaru shareecah ayaa saxaafadda maxaliga Yemen iyo midda caalamiga ah ku marti qaaday saldhigyo ay cadawga kala wareegeen.



somalimemo.net

 



somalimemo.net

 

 


somalimemo.net

 

 


somalimemo.net

 

 


somalimemo.net

 


somalimemo.net