Sheekh Fahad Al-Qasac oo Duqeyn Diyaaradeed ku Shahiiday (Warbixin).

Written by Maamul on .

somalimemo.netMas'uul sare oo katirsanaa Mujaahidiinta Al Qaacidda ee Jaziiradda Carabta ayaa shahiiday kadib duqeyn culus oo ay diyuuradaha Dagaalka Mareykanka Yemen ka geysteen.

Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta Ansaaru shareecah ay qaadeen guluf dagaaleed ka dhan ah ciidamada Dowladad Dabadhilifka Yemen.

Ugu yaraan 22 Askari oo katirsan ciidanka Yemen ayaa ladilay 30 kalane waa laqafaashay kadib markii weeraro culus lagu qaaday saldhig ay Milleteriga Yemen ku leeyihiin duleedka magaalada Zunjibaar ee xarunta Abyen.

Ilo wareedyo laga helay gudaha Yemen ayaa sheegaya in uu Shahiiday Sheekh Fahad Alqasac oo kamid ahaa ragga firfircoon ee hogaaminaya dagaalka jihaadka Yemen.

somalimemo.net
Sheekh Fahad Oo Hogaaminaya Mid kamida dagaaladii Ugu cuslaa ee Yemen ka dhacay.

Wakaaladda Wararka Madad Al-akhbaariyah ayaa safxada Facebook-ga ku baahisay in uu shahiiday Sheekh Fahad xilli uu ku sugnaa deegaanka Waadi Rafad ee Gobolka Shabwah Koonfurta Yemen.

Mas'uul katirsan Mujaahidiinta Al Qaacidda ayaa si kooban u yiri "Sheekh Fahad waa shahiiday kadib markii labeegsaday Kolonyo uu lasocday".

Allaha Unaxariistee Sheekh Fahad ayaa Kaalinta 3-aad uga jiray dadka ay Mareykanku aadka udoon doonayeen waxaana loo heystay qarxintii loo geystay Markabka Gujiska Mareykanka USS Koll ee sanaddii 2000 lagu qarxiyay Yemen.
somalimemo.net
Sheekh Fahad oo waraysi siinaya Wariye C/risaaq Aljamal   oo Jariiradda Ma'rip Paress katirsan