Maxay ku Salaysan tahay eedaynta Ictisaam Dilkii Sheekh Dr. Axmed Xaaji C/Raxmaan ee Al-Shabaab (Qore Dharbaaxo waxgaradka beesha Leelkase ee London)

Written by Maamul on .

FG: Dharbaaxo Wuxuu kamid yahay Wadaadada iyo Waxgaradka Beesha Leelkase ee Wadanka U,k London.

MAQAAL:- Waxaa maalmahaan soo ifbaxayey warar si bareer ah saxaafada loogu gudbinayey, kuwaasoo ay isticmaalayeen Madaxda Ictisaam oo ay ku sheegayeen in dilkii Dr.Axmed Xaaji C.raxmaan ka dambeeyaan Xarakada Shabaab, waxaana warkaasi noqday mid ay ku soo celceliyaan meelkastoo ay adduunka ka joogaan.

Inkastoo,xarakadu beenisay dilkaas, islamarkaaasna cambaaraysay hadana Ictisaam kama daalin inay khabarka dilka u saaraan Mujaahidiinta, waxaana Garowe markii u horreysay warka dilka dusha ka saaray xarakada Faroole oo doonayey inuu indhaha dadka ka leexiyo asha haada la dirirka ama Puntland, isagoo sheegay in arrintaas laga soo qorsheeyey Baydhabo, dhacdadaas ayaa waxaa isna ka hadlay Sh.C/qaadir Gacmay oo Faroole ka hadal darnaa, isagoo si cad u sheegay inay dilkaasi geysteen Mujaahidiinta Shabaab, wuxuuna