Xoogaga Ansaaru Shareecah oo Cadawga Jilbaha u aastay iyo Ciidanka Huwanta oo Dib ugurasho bilaabay (Warbixin+Sawir).
Ciidamada Mujaahidiinta ansaaru shareecah ee wadanka Yemen ayaa weli dagaal kula jiray ciidanka cadawga ee xamladda saliibiga ah ku qaaday wadanka Yemen dhulka xikmadda iyo iimaanka.
Wararka ka imaanaya Yemen ayaa xaqiijinaya in isbedello dhanka dagaalka ah ay ka jiraan saaxada dagaalka oo muddo ka badan asbuuc ay ku loolamayaan ciidamada mujaahidinta iyo kuwa isbahaysatada ah.
Dagalada oo ahaa kuwa aad u culus ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya dababaadka dagaalka,maraakiibta gujisyada Mareykanka diyuuradaha dagaalka oo casri ah iyo kumanaan Askar mareykan ah dabadhilifyo Yemen ah dhamaantoodna waxay doonayeen in ay dumiyaan nuurka Alle.
Warbaahinta Islaamiga iyo warbaahinta Yemen ee aan dhanna taabacsaneyn ayaa soo sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ay ciidamada xulufada ay dib uga gurtay deegaano ay kusoo faafeen maalmihii dagaalku cusbaay.
Shabakada wararka Baraaqish ayaa soo werisay in ciidanka huwanta ay baneeyeen warshadda 6-da October ee duleedka Zunjibaar kadib duqeyn ba'an oo ay kala kulmeen mujaahidiinta ansaaru shareecah.
Ciidanka Alqaacidda waxay burburiyeen gaadiid dagaal oo ay cadawgu wateen oo marayay mandiqadda Al-kuud waxaana halkaasi si buuxda ula wareegay mujaahidiinta ansaaru shareecah.
Warbaahinta Yemen ee maxaliga ah waxay faafiyeen in boqolaal katirsan ciidamo mujaahidiin Soomaali ah kasoo gurmadeen dhanka magaalada Shaqrah kadibna dagaal culus oo ay galeen waxay ku qasabeen maleeshiyaadka saxawaatka murtadiinta ah in ay dib ugu gurtaan meelihii ay dhulka islaamka kasoo galeen.

Jeyshka Ansaaru Shareecah oo Bar Koontarool ka sameystay Mandiqadda Alxaruur ee Istiraatiijiga ah/Madad News Agancy
Shabakadda Yemen News ayaa iyanasoo werisay in ciidamo kuwa cadawga katirsan ay ku dhawaadeen magaalada Jacaar iyagoona gaaray meel 12 KM ujirta magaalada.
Magaalooyinka waaweyn ee cadawgu doonayay in uu qabsado ayaa weli gacanta mujaahidiinta kujira waxaana aad u adag in la ogaado khasaaraha cadawga dagaalka kasoo gaaray sababa laxariira saxaafadda oo ay udiideen in ay tagto aagga dagaalka.
Majiro mas'uul dowladda katirsan oo guulo ka sheegtay dagaalka sida wasiirka warfaafinta Yemen oo afkiisa qabsaday laakin shabakadaha Internet-ka ay ku leeyihiin wasaaradaha Difaaca iyo Warfaafinta ayaa faafiyay warar been ah.
Wariye Cabdi Risaaq Aljamal oo katirsan Jariiradda Ma'ribparess ayaa soo weriyay in Ansaaru shareecah ay ku mintideen difaacashada Jabalu Yasuuf duleedka magaalada Loodar iyo Mandiqadda Alxaruur ee Istiraatiijiga ah.
SomaliMeMo
Hargeysa
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
