Qarax weyn oo goor dhaweyd gilgilay bartamaha Nairobi.
Qarax aad u weyn ayaa goor dhaweyd gilgilay bartamaha caasimadda Kenya ee Nairobi, iyadoona la arkaayay dad fara badan oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday iyo dhismayaal dhulka uu la simay qaraxa.
Ma jirto faah faahin dheeraad ah, iyadoona hadda ay xaaladdu aad u kacsan tahay.
La soco Wixii Ku soo kordha Insha Allaah.
