Dhageyso Nadwadii Caawa lagu qabtay Masjidka Dabaqeynka.
Waxaa soo gaba gabowday Nadwadii diiniga aheyd ee caawa ka furantay Masjidka Dabaqeynka ee degmada Lafoole waxayna Nadwado aheyd mid mufiid ah.
Sheekh Xasan Takar oo kamid ah culimadii dhawaan ka qeyb galay Mu'tamarkii Baydhabo ayaa Nadwado xoogeeda caawa lahaa laakin waxaa isna ka hadlay Sheekh Cusmaan Shire.
Halkaan ka Dhageyso Nadwada oo Maqal ah
Comments (0)

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.

