Idaacadda Andalus oo baahisay qeybtii 2-aad ee Taqriirkii Mucaskarka qaabka ay Tababarada u qaataan ciidamada Mujaahidiinta Somaliya (Dhagayso).

Written by Maamul on .

somalimemo.netIdaacadda Islaamiga ah ee Alandalus ayaa Xalay  baahisay qeybtii labaad warbixin Milleteri oo xasaasi ah oo diiradda lagu saaray qaabka ay tababarada uqaataan ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

iyadoona warbixinta qeybaheeda kale lagu eegi doono habka tababarka iyo qaabka nolosha Mucaskaraatka Mujaahidiinta.

Warbixintan oo qeybteedii hore xiisa gooni ah xambaarsaneyd ayaa qeybtan kale kasii xiisa badantahay xalqadii hore waxaa taqriirkan soo diyaariyay Wariye Jibriil Nuur Yusuf oo Andalus katirsan.

Halkan ka dhagayso Warbixinta Mucaskarka

Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy