Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kutukade oo Booqasho ku tegay Ceelmacaan (Dhageyso).
Waaliga wilaayada Islaamiga Shabeelaha dhexe ayaa booqasho ku tegay deegaanka Ceel Macaan ee duleedka magaalada Muqdisho halkaasi oo uu kajiro maamul islaami ah.
Sheekh Yuusuf Ciise oo saxaafadda kula hadlay gudaha Ceelmacaan ayaa sheegay in wilaayadu ay dadka deegaanka la kulantay ayna ugu hambalyaysay sida ay ula dagaalameen cadawga dhawaan deegaanadaasi arbushaadda ka geystay.
Halkan Ka dhageyso Shirka Jaraa'id ee Sheekh Yuusuf Ciise
