Nairobi:Muxaadaradii "AlQawlul Ameen Fii Saddi Al Cudwanil MuBiin" ee Sheikh Xasaan Xuseen oo Bilaabanaysa Daqiiqado ka dib

Written by Maamul on .

Daqiiqadaha inagu soo aadan ayaa waxaa Bilaaban doonta Inshaa Allaah Muxaadaradii la sugayey in muddo ah taas oo uu soo jeedin doono Sheikh Xaassaan Xuseen Aadam Xafidahullaah, Muxaadarada ayaa ciwaankeedu yahay "AlQawlul Ameen Fii Saddi Al Cudwanil MuBiin"

Muxaadaradu waxay ka dhici doontaa Masaajidka Al Bilaal ama Masjidul Axmar ee Magaalada Nairobi, sidoo kale waxaad Muxaadarada si toos ah uga dhagaysan kartaa adiga oo gurigaaga jooga Aaladda Paltalka qolka Somali Islamic Dacwatu Tawxiid Center.

Xiliga Muxaadaradu baxayso waa Saacadda 13:30 waqtiga Makkah Al Mukarramah oo ay Daqiiqado kooban inaga xigaan.