Gaadiid Dagaal Oo Kenya Looga Gubay Dagaal Maanta ka dhacay Badhaadhe (Dhageyso).

Written by Maamul on .

somalimemo.netTaliska ciidamada Xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa caawa faah faahino dheeri ah ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ay mujaahidiintu ka fuliyeen degmooyin katirsan wilaayaatka dalka.

Sheekh Cabdi Caziiz Abuu muscab Afhayeenka ciidanka mujaahidiinta oo caawa shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay in weeraro dhabagal ah oo maanta ka dhacay Badhaadhe iyo Kulbiyoow inta u dhaxaysa ciidanka kenya looga gubay gaadiid dagaal islamarkaana Askar looga dilay.

Sidoo kale Abuu Muscab wuxuu soo hadal qaaday howlgalada ay mujaahidiintu ka wadaan muqdisho iyo duleedkeeda.

Halkan ka dhagayso shirka Jaraa'id ee Abuu muscab

Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy