Dhageyso: Muxaadaradii "AlQawlul Ameen Fii Saddi Al Cudwanil MuBiin" uu soo jeediyey Sheikh Xasaan Xuseen

Written by Maamul on .

Shabakadda Islaamiga ah ee SomaliMeMo waxay Akhristayaasheeda sharafta leh u soo gudbinaysaa Muxaadaradii "AlQawlul Ameen Fii Saddi Al Cudwanil MuBiin" ee uu soo jeediyey Sheekh Xassaan Xuseen Aadam taasi oo uu Shiikhu uga hadlay arrimo muhiim ah oo khuseeya dacaayado ay maalmahan sheekha iyo mujaahidiinta ka faafinayeen Culimaa'udiin taabacsan Ictisaam.

Muxaadaradaan oo laga dhagaysanayey Daafaha aduunka ayey Qurba Joogta Soomaalida ahi waxa ay kala socdeen Aaladda Paltalk-ka Qolka Somali Islamic Dacwatu TAwxiid Center.

Halkaan Ka Dhageyso Muxaadarada.