DHAGEYSO: Muxaadaradii "AlQawlul Ameen Fii Saddi Al Cudwanil MuBiin" Xalaqadii Shanaad

Written by Maamul on .

Waxaa soo gabagaboobay Muxaadaraadii Afaraad ee "AlQawlul Ameen Fii Saddi Al Cudwanil MuBiin" ee uu soo jeediyey Sheekh Xassaan Xuseen Aadam.


Muxaadaradaan oo uu Shiikhu bilaabay maalintii Khamiista ayuu Shiikhu uga hadlayaa arrimo muhiim ah oo khuseeya dacaayado ay maalmahan Sheekha iyo Mujaahidiinta ka faafinayeen Culimaa'udiin taabacsan Ictisaam.


Muxaadaradaan oo laga dhagaysanayey Daafaha aduunka ayey Qurba Joogta Soomaalida ahi waxa ay kala socdeen Aaladda Paltalk-ka Qolka Somali Islamic Dacwatu Tawxiid Center.

 

Halkaan Ka Dhageyso Muxaadaradii Shanaad