XSHM Oo sheegatay masuuliyadda Istishhaadiyo ka dhacday Xarunta Iskuul Buliisiyo (Dhagayso).

Written by Maamul on .

somalimemo.netXarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerar Istishhaadi ah oo maanta ka dhacay xarunta Iskuul Buliisiyo halkaas oo hooy u aheyd odayaasha ansixinta dastuur gaaleedka DKMG.

Afhayeenka Ciidamada Mujaahidinta Sheekh C/Caziiz Abu Muscab ayaa shir jaraa'id qabtay goor dhaweyd waxaana uu kaga hadlay weerarkaasi, dagaallo ka dhacay maanta magaalada Baydhabo iyo weerar xalay Mujaahidiintu ay ku galeen dagaanka Faafaxdhuun ee Wilaayada Gedo.

Halkan ka dhagayso Shirka Jaraa'id ee Abuu Muscab

Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy