Dhagayso Sedax Xalqadood Oo ka tirsan Nafaxaat Ramadaaniyah By Macalin Burhaan.

Written by Maamul on .

somalimemo.netWaa markale iyo Xalaqaadkii taxanaha ahaa ee Nafaxaat Ramadaaniyah oo aan Akhritayaasheena ugu talagalnay inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan.

Duruustan Ramadaaniga ah waxay maalin walba ka baxdaa idaacadda Islaamiga Andalus waxaana soo jeediya Sheekh Macalin Burhaan.

Halkan ka dhagayso Xalqada 5-aad Nafaxaat Ramadaaniyah Ciwaankeeduna yahay Al-taqwaa.


Halkan ka dhagayso Xalqada 6-aad Nafaxaat Ramadaaniyah Ciwaankeeduna yahay Al-istiqaamah


Halkan ka dhagayso Xalqada 7-aad Nafaxaat Ramadaaniyah Ciwaankeeduna yahay Dikriga Alle