Degmooyinka Marka iyo Buq Aqable Oo Caawa Tartan Xiisa badan ku dhaxmaray Idaacadda Islaamiga Andalus.

Written by Maamul on .

somalimemo.netTartan aqooneedka Idaacadda Islaamiga AndalusĀ  waxaaa caawa ku baratamay degmooyinka Marka iyo Buq-aqable oo kala metelayay Wilaayaatka Hiiraan iyo Shabeelaha Hoose, Tartanka ayaa caawa ahaay mid xiisa badan oo kooxaha utartamayay degmooyinkaasi ay muujinayeen aqoon iyo firfircooni dheeri ah Hadda Caawa Yaa Badiyay

Halkan Gujji Oo dhagayso Barnaamijka

By Radio Andalus