Wixii aan ku soo arkay Schoolka Abaarso Tech Ee Magaalada Hargeysa (Maqaal).
Gobolada Waqooyi ee Somaliya ama dhulka hadda loo yaqaan Somaliland ayaa waxaa ku yaal iskuullo badan kuwaasi oo heerar kala duwan ah oo kala sareeya hadda waxan maqaalkan maanta kaga hadleynaa ardayda kasoo baxdha dugsiga hoose dhexe ama grade 8 ee usoo gudubta secondary ayaa waxaa dhacda marka ay soo guudbaan in imtixaan laga qado kaasi ardayda ay ka qaadan laba iskul oo ay dawlado shisheeye oo kuffaar ahi ay leyihiin labadan iskul ayaa waxa laka yirahdaa Abaarso tech secondary and boarding school oo dawlada silibiyinta America ay mamusho oo ay ledahay iyo iskulka kale oo la yirahdo SOS secondary and boarding school waxa ay kala qadaan arday garaysa boqol arday sanad walba yagoo midba konton qaato hada maanta waxaynu baal eegayna oo aynu maqalkan kaga hadleynaa labadan iskuul iyo fusuqa ay ka dhex wadan dhalaanka soo korayaa ee ummadda inagoo maanta ka hadli doona iskulka abaarso tech.
Iskulka abaarso technology waa iskul hoostaga dawlada saliibiyinta ah ee American ee dagalka kula jirtaa ummmada islaamka iskuulkan waa iskul boarding ardaydana aan laso fasixin sanadkii in 3bilood lafasaxo mooye 9-ka bilood ee kale halka jooga ardayda waxaa wax udhiga ama macalimin uu ah raga iyo dumar gaalo ah oo American ah kuwaasi oo caruurta bara wax yaabo kala duwaan oo ay kamid tahay madooyinka iskuuladka lagu barto ee iyago ay uraacdo music iyo dance ama jaas sida loo yaqanba.
Sanadkii 2009 ayaa iskulkan wuxuu qaatay dufacadii koobad ee ardayda kasoo baxdhay fasalka 8 ama iskulka Hoose Dhexe iyago usoo gudbaya secondary ayaa halka la geeyay caruurti ugu hooresay ee loo geyay ayaa hadda ah kuwa dhaqan iyo dabeecadba isbadal wayn ku yimiy kadib marki fikrado kala duwaan la qebsiyay ama loogu sheekeyay waxyabaha ugu badan ay lagu mashquliyo caruurta ayaa waxa ugu horeeya dhawashada aflaamta music ka sheekeeya ama dhaqan xumada wayn dadka bara kuwaasi oo marka la dawanayo aan wiilasha iyo gabdhaha aan waxba lagala sociin oo sida iyago isku dhex fadiya la dawasinayo .
Anigoo ku kalsoonaan sheekada aan iskulka ka maqlay ayaan waxan safar ku tagay magaalada Hargaysa halkaasi oo aan su'aalo dhowr ah dadka ku waydiyay iyo xaalka iskuulka iyo waxay kuffartu ka wadaan fikrado kala duwan iyo hadallo kala duwaan ayaan ka maqlay dadkii an su'aalaha waydiyay hadan waxan jeclestay inan baal baritaan kusi sameeyo aan baal indhahayga arko o iskuulka .
Dhowr habeen markan joogay ayaan nasiib wanagayga waxan helay wiil aan isnaqaanay oo Cali la yirahdo kaasi oo iskuulka carruur ay walaalo yihiin dhigtaan malin jimce ah ayaa waxa dhacday in uu barqo suuqa igu yimid isagoo iisheegay in uu caruurta oo fasax ugu timid uu geenayo iskulkii arrinka ayaan aad ugu farxay anigo markiiba codsi udhiibtay ah in aan is raacno oo aan mesha soo eego waa iga aqbaaly wuu ila balamay salada casar kadib in aanu masajidka aan isku nimadno kadibna aanu halka iska raacno aad baan u daneynaya in aan gudaha ugalo Iskuulkan in mudda ah fisqigiisa laygaga sheekeynaya si isheydu Macalinka u naqato.
Sidi aan cali ku balamay ayaan sameeyay masajidki ayaan ugu tagay kadib salaadi casar ayaan waxa isku raacnay iskulkii oo an magaalada hargaysa xaga galbeedka ka xiga kasi oo wax badan aan ka foogen oo muddo gaban loo soconayo.
Waxaan markiiba garnay iskulkii waxana markiba u guun galay inaan xaalka meesha aan baal isha laraaciyo waxaa ishaydu qabatay masajid aan dhameestirneyn kaasi oo aan ku arkeyn in wax shaqo ah aan hada laga wadin waxan markiba waydiyay su'aal wiil yar oo idhawa kasoo cabdirixin laa yirahdo maxaa masajidkaan loo dhameystiri wayay waxa uu igu jawabay hadal aan la yaabo kaasi aah ilaa 2009 marki iskuulka laa dhisay sida ayuu ah oo waa la dhamestiraya ayumba nalagu yirahda mooye lama dhamestiro dadkuna midba qolkiisa ayuu ku tuganaya haddu rabo inuu tukado amigo oo hadalkii la yaaban wiil ayaa hadana waxan ufiirsday in caruurta meesha joogta intay leeg yihiin English kuwada hadlayaan oo aysan wax kaleba kuwada hadleen waan waydiyay soomaligii maxa helay isla inanki aan suaashi hore waydiyay waxa uu iisheegay in uu iskuulka engiriis ka yahay qofka Somali ku hadala iskulka dhexdiisa waxa uu isheegay marka qololka lagu jiro mooye inan Somalia kale laa ogoleen in lagu wada hadlo.
Hadana waxa ay indhaygu qabteen ileen nin badi doon ah ayaan ahaye hablihii oo aad moodo in ay joogan aqalkii aabahood iyo hoyadood wiliba ay qolku jiran sida ay kudhex marayeen ayaa ahayde si inan aan loo ogoleen oo ka xaraan ah iyado shaadh iyo surwaal intay gashadeen qarkod madaxana wax yar ku dhuubtay ayay iska marayeen waan yaabay waana ka jeestay markan arkay in xalkoodu ka dharay waxan ku noqday wiilki yara kasoo ah kaan is iri waa wiil wacan ah anigu su'aalo kale raba inan waydiiyo.

Gudaha Iskuulka Abaarso
Wixii u horeyay ee an waydiyay ayaa waxa uu ah waamaxay waxa kalifay in waliidintu ay caruurto ay ladonan iskuulka dhaqankiisu sidan yahay waxa uuna iigu jawaabay walidka waxaa loo sheegay in hadhaw marka uu ardaygiisu dhameeyo iskuulka in loo qaadi doono America oo jamacad bilaash ahna la gelin doono oo ay ka ma'suul yihiin Abaarso tech waxaan waydiyay weli cid maqadeen oo maa kaxeeyen waxa uu igu jawaabay may may qaadin ardayda mesha waxa ka dhigata way badan yihiin mana qaadayan illaa inta ay doortan mooye hada 5 arday ayaa la qadaaya kuwaasi ayaa ugu horeyn doona arday laqado.
5-ta arday ee la qadayo ayaa ah laba wiil iyo sadex gabdood waxana laa genayan America oo ah aabaha fusuqa aduunka ee manta hadaba waa su'aale waalidki caruurto masuul maka noqonayan marka ay halkan ka baxaan jawaabtu waa maya sababtoo ah caruurta iyaga ayaa ka kaxeysanaya iyaagana ma'suul ka noqonaya oo la wareegaya, hadda ikhwanii waa su'aale caruurta dhaqankoodu iyo fikradoodi halkan lagu badalay marka halka laa geeyana say kula tahay in ay noqonayan?
Lasoco qeybta dambe
W/Q Abu Yasin Binu Ahmed oo Hargeysa jooga


