DHAGAYSO Waraysi ay caawa la yeelatay Shabakadda Dacwatu Tawxiid Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheikh Cali Maxamuud Raage "Cali Dheere"
Shabakadda Somali Islamic Dacwatu Tawxiid Centre ee Aaladda Paltalk ayaa caawa waraysi la yeelatay Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheikh Cali Maxamuud Raage "Cali Dheere".
Sheikh Cali Dheere ayaa waraysiga waxa uu kaga warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee Wilaayaadka Islaamiga ah iyo halka uu marayo Loolanka kulul ee u dhaxeeya Xaqqa iyo Baadilka ee ka socda Dalka Soomaaliya iyo sidoo kale Guulaha ay gaareen Mujaahidiinta Soomaaliyeed.
Sheikh Cali Dheere ayaa Tilmaamay in Kuffaarta Amisom ee Dalkeena kusoo duushay bishii isku cel celis ugu yaraan 30 gaari looga gubo goobaha ay kusoo durkeen, taas oo sababteedu ay Tahay Bacdallaah Taatikadii dagaalke ee ay Mujaahidiintu Badaleen muddo hadda laga joogo hal sano.
Sheikh Cali Dheere ayaa Waraysigaan kaga Jawaabayo Su'aalo dhowr ah oo la weydiiyey, waxana uu Fariin waano ah u diray kooxda Ictisaam oo ayagu Been fara badan ka samaysay Mujaahidiinta Soomaaliyeed kuna Tilmaamay Mujaahidiinta in ay Dhiiga Muslimiinta Banaysteen.
Halkaan ka Dhageyso Waraysiga oo Dhamaystiran.
