Shiishyahanada Mujaahidiinta Oo Askar AMISOM ah Ku Toogtay Deegaanka Carbiska.
Dhiig baxa ayaa weli kusii socda ciidamada shisheeye ee duulaan gaaleedka kusoo qaaday dalka Muslimka Somaaliya walina shacabka Somaaliyeed ayaa la hardamaya cadawgaasi hororka ah.
Dagaalada wadooyinka loogu galo ciidamada AMISOM iyo toogashada tooska ah ayaa caqabad ku ah sii joogitaankooda Muqdisho iyo degmooyinka ku xeeran.
Shiishyahanada XSHM ayaa ku caanbaxay in ay liif ku dilaan ciidanka Burundi iyo kuwa Uganda ee ku sugan gudaha magaalada iyo hareeraheeda bishii lasoo dhaafay toogasho ayaa lagu dilay sedax katirsanaay ciidanka Burundi xilli ay ku sugnaayeen deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho.
Maanta duhurkii ayaa latoogtay Sedax kamid ah ciidanka AMISOM xilli ay ku sugnaayeen deegaanka Carbiska oo Afgooye ku dhaw, saraakiil katirsan XSHM ayaa lagasoo xigtay in mujaahidiintu ay liif ku dileen Sedax Askari.
Sida wararku sheegayaan Sedaxda Askari ee ladilay ayaan naf dhulka la dhicin waxaana markii dambe goobta soo gaaray gaadiid dagaal oo AMISOM leedahay balse kuma guuleysan in ay soo helaan raggii weerarka geystay.
Mu'asasada Al Kataa'ib oo ah Garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa sanaddii 2011 soo saartay Filim Maqal iyo Muuqaal ah waxaana lagusoo bandhigay ciidanka Xarakada oo shiish kudilaya ciidanka AMISOM iyo kuwa DKMG ah taasi oo muujisay in mujaahidiinta dhan walba ka dhisanyihiin.
Filimkaasi xiisaha lahaay ayaa ciwaan looga dhigay "Irmuu Banii Ismaaciil', si kastaba ha ahaatee Jihaadiistayaasha Somaaliya ayaa xirfadooda dagaal kordhiyay.
SomaliMeMo
Muqdisho
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
