Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo Shacabka magaalada Baraawe La Ciiday (Daawo Sawirada).

Written by Maamul on .

somalimemo.netMagaalada Baraawe ee wilaayada Islaamiga Shabeelaha Hoose ayaa maanta si weyn looga ciiday waxaana la arkayay kumanaan shacab ah iyo mas'uuiyiin mujaahidiinta katirsan oo fagaaraha weyn ee magaaladaasi ku tukanaya salaadda Ciidda.

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo kamid ah madaxda mujaahidiinta ayaa shacabka kula hadlay fagaaraha weyn ee magaalada Baraawe isagoona ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan dalka Somaaliya iyo caalamka Islaamka.

 

somalimemo.net

 

 


somalimemo.net


somalimemo.net

 

 


somalimemo.net

 



somalimemo.net

 



somalimemo.net