Halkee ku ogayd Shariif Sheikh Axmed?? Wuu tagay asaga oo aan laga murugaysnayn

Written by Maamul on .

Shariif Sheikh Axmed oo ahaa Madaxweyne ay Soomaaliya usoo magacaabeen gaalada beesha caalamka ayaa ku guul daraystay in uu sii noqdo madaxweyne Soomaaliyeed.


Xasan Sheikh Maxamuud ayaa codad aah u badan kaga guulaystay Shariif Sheikh Axmed Jagada Madaxtinimo kurisga ay gaaladu keeneen.


Shariif waa galbaday, waxana lagu xasuusan doonnaa taariikh madow oo uu ka galay umadda Muslimka ah ee Soomalaiyeed, iyo sida uu ugu dhacay isbadal aad u weyn oo dhanka diinta Islaamka ah.

 

Codadka:


Xasan Sh Maxamuud: 190

Shariif SH Axmed :  79


Comments (0)add comment

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy