Muxaadaro aad u Qiimo Badan "kuwa dhibaya Rasuulka Ilaahay waxay leeyihiin Cadaab xanuun badan" Sheikh Abu Yaxya AL-Liibi Taqabbalahullah (DAAWO)

Written by Maamul on .

Waa Muxaadaro aad u qiimo badan oo uu soo jeedinayo Sheikh Abu Yaxya Al Liibi Taqabbalahullaah, Muxaadaradaan waxay ka hadlaysaa Difaaca Rasuulka SCW,


Waxaad Moodaa Shiikhu in uu maanta hadlayo, Xiliga uu Shiikhu hadlayana waa xiligii Joornaalo ka soo baxa Denmark iyo Norwey lagu soo sawiray Aflagaado loo geysnayo Rasuulkeena Scw.