Maleeshiyaadka Mushrikiinta Maxaa ku qabsaday Duleedka Dhuusamareeb?.
Maleeshiyaadka Mushrikiinta ee ku naafoobay dagaalada ay mujaahidiinta Soomaaliya kula galeen wilaayada Galguduud ayaa ku fadeexadoobay isku day shalay ka dhacay duleedka Dhuusamareeb.
Saraakiisha ciidanka Itoobiya ee ku sugan B/weyne iyo Balanballe ayaa Mushrikiinta ku amray in ay dhaq dhaqaaqyo sameeyeen si ay qeyb uga noqdaan gulufka ka dhanka ah Mujaahidiinta Soomaaliya.
Nin lagu magacaabo Xeefow oo Mushrikiinta katirsan ayaa xoogaa Maleeshiyaad ah isku aruuriyay isagoo gacanta ka geliyay dhowr bac oo Khaad ah wuxuuna siiyay 3 gaadiidka dagaalka ah.
Maleeshiyada oo doonayay in ay Bisleystaan Caleemaha Khaadka ee lasiiyay ayaa usoo baxay dhanka Geed Timirka oo ay ciidamada Mujaahidiinta Fariisimo ku leeyihiin dhowr xabadood ay mujaahidiinta ku rideen balse maxaa qabsaday.
Mushrikiintu waxay islahaayeen waxsoo arbusha kadibna kusoo laabta Dhuusamareeb balse ciidanka Mujaahidiinta oo Kaartada lasocday ayaa arbushaaddii dagaal weyn u rogay.
Tiro katirsan maleeshiyada Mushrikiinta ayaa dhimatay hub iyo rasaas farabadana way ka carareen, arrinkan wuxuu muujinayaa qorsha xumada Mushrikiinta iyo caqli yarida kuwa Amxaarada u shaqeeya
