Daawo:Komaandooska Mujaahidiinta Oo Hub Casri ah Ku Qabsaday Dagaalkii Buulo Mareer.

Written by Maamul on .

somalimemo.netCiidanka Komaandooska Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay dagaalkii dhawaan ka dhacay Buula Mareer waxay ku qabsadeen Hub Casri ah.


Qoryo nuucooda aan laga isticmaalin qaaradda Afrika iyo Bastoolado ayaa kamid ah hubka ay mujaahidiintu ku qabsadeen dagaalkii ay habeenno ka hor ka dhacay magaalada Buulo Mareer.


Ilo wareedkan aan helnay wuxuu xaqiijinayaan in hubkan iyo agab kale oo Milleteri laga furtay ciidamadii Komaandooska Faransiiska ee ku fashilmay duulaanki
i Buula Mareer.


Bastoolado aan dhawaq lahayn iyo qoryo gacmeed ku wanaagsan howlgalada gaarka ah ayaa kamid ah hubka ay mujaahidiintu ka qabsadeen Faransiiska


somalimemo.net

somalimemo.net

somalimemo.net

somalimemo.net

Comments (5)add comment

cabdulqadir said:

0
masha allaah allaahu akbar wal aizatu il islaam
allaahu akbar mujahidiinta guul insha allaah
January 14, 2013

hassan shabaab said:

0
Gaalo wey jabtay
allaaaaaaaaaahu akbar farance weey jabtay hoog ayaa ku dhacay allaahu akbar ilaahay ha uziyaadiyo jab iyo hoog waxeeey mar dhaw ku jabaayaan daljka maali in shaa allaah
January 14, 2013

mohaa said:

0
allahu akbar
mansha allah illahbaa mahadleh oo gacan galiyey dufkubaxyaasha gaalada kusoo hongoobay mesha intaa kadib waxaa mahadleh komandooska xarakada
January 14, 2013

caaqil said:

0
...
ALLAAHU AKBAR WALCIZATULILISLAAM GAARACA GEESIYAASHA TOWXIIDKOOW OO JEEBABKOODA KALABAXA WAXA UU ALLAAH IDINKU IRSAAQO DHINACWALBA KAXANUUJIYA OOKAGARAACA QOORTA INSHA ALLAAHU WAAD LIIBAANEEYSAANE ,,,,,LAKALAMIIRANYEE RABBOOW MILLIQ YO ICTISAAMSAKARAAD DIBIRO WEYNAYAAL XAA KA AAMUSAYAAL HANA RAACIN,,,,QATAAR
January 14, 2013

abtidoon said:

0
ujeedada reer galbeedka ee soomaaliya
asc dhamaan mahad alle ayeey u sugnaatay runtii anigu ma taageero xarakada mana jecli siyaasadooda laakiin waxaan aad ugu farxaa markaan maqlo waxa eey la dagaalameen gaalo oo weey ka guuleeysteen maxaa yeelay mabdda xarakadu ma ahan mid ku wanaagsan somaalida dhexdeeda ee waa mid ku fiican saliibiyiinta waana taas mida aan idiinkugu hambalyeeynayaa .soomaalidu waa dad wada muslim ah ha jireen in yar oo gaalo raac ah laakiin aqlabiyad ahaan ma nihin dad mushrikiin ah ama saliibiyiin waxa aanu wada leenaha ash,hadu anlaaailaaha ilalaah wa,ash,hadu ana muxamada rasuululaah .daaya dilka umada soomaaliyeed soo raaca wadda nabada ee umadu ku badbaadi karto adinkoo illaaheey ka baqaya umada u naxa la dagaala kii idinsoo weerara ee idiinku yimaada dhiigiina maalkiina iyo diintiina iyo dalkiina .runtii aad ayaa u nacaa ama aan u necbahay markaan maqlo qarax ayaa halkaas ka dhacay waayo hooyo soomaaliyeed ilmo sebi ah ayaa ku nafwaaya inta badan qaraxyada aad geeysataan illaaheey ka baqa .
January 14, 2013

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy