Cabdi R/zaaq Nuur "Faransiisku Waa Ku Jabay Duulaanada uu ku qaaday Maali iyo Soomaaliya" Dhageyso.
Guul darrooyinka is xigxiga eeĀ ee dowladda Faransiiska kasoo gaaray dagaalada ay kusoo qaadday dalalka muslimiinta qaaradda Afrika ayaa sababi kara in heybaddii ciidanka Faransiiska Ee caalamka ku lahaa ay hoos u dhacdo.
Xoogaga mujaahidiinta Maali ayaa Askar badan ka dilay ciidanka Faransiiska iyagoona dhulka soo dhigay diyuurado dagaal,Cabdi Razaaq Nuur Cabdulle oo kamid ah dadka Soomaalida ee wax ka yaqaan Faransiiska ayaa sheegay in Haddii Faransiisku haddeysan ka joogsan faragelinta Maali iyo Soomaaliya ay Khasaari doonaan.
Halkan ka dhagayso wareyso ay VOA-da la yeelatay MP3
SomaliMeMo,Muqdisho
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
