Abuu Cabdalla "Waan U aargudi Doonnaa Shacabkii Shalay lagu Xasuuqay Leego" Dhageyso.
Wilaayada Islaamiga Shabeelaha Hoose ayaa faah faahin ka bixisay xasuuq ay ciidamada AMISOM shalay ka geysteen deegaan hoos yimaad Leeg ee gobolka Shabeekaha Hoose.
Sheekh Max'med Abuu Cabdalla oo ah waaliga shabeelaha Hoose oo saxaafadda islaamiga lahadlay ayaa sheegay in ay tallaab ka qaadi doonaan ciidanka shisheeye ee Xasuuqa geystay.
Mas'uulkan katirsan mujaahidiin ayaa ku goodiyay in ciidanka cadawga ay ka shalaayi doonaan dhibaatada ay ugeysteen shacabka Muslimka ah.
Halkan ka dhagayso Wareysiga Abuu Cabdalla MP3
SomaliMeMo,Muqdisho
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
