Sicir Barar Saameeyay Muqdisho iyo Shirkadaha Shisheeye Oo Shabaq U dhigtay Shilimaatkii Shacabka (Wareysi).
Sicir barar ballaaran oo saameeyay qeybaha bulshada ayaa ka jira magaalada Muqdisho xilli dhibaato dhanka ammaanka iyo dhaqan xumada ah ka jireen magaalada Caasimadda ah.
Suuqyada waaweyn ee ganacsiga magaalada Muqdisho waxaa jira sicir barar waxaana aan kala socan oo fadhiya badeecooyinka kala duwan, dadka danyarta ah ayaa ka cabanaya raashinka quutul daruuriga ah oo qaali garoobay halka ganacsatadu ka cabanayaan "Shiid" ama suuq xumo baahsan.
Mid kamida ganacsatada oo wareysi siiyay warbaahinta layska maqlo ayaa sheegay in sicir bararka caasimadda kajira uu kasii daray markii uu xilka madaxtinimada qabtay Xasan Gurguurte oo xilka kala wareegay Shariif Sheekh Axmed.
Sicir bararka Muqdisho ka jira waxaa qeyb ka ah shirkadaha shisheeye oo afka u dhigtay dhaq dhaqaaqii ganacsiga,Hay'adaha Turkiga ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa lagu eedeeyay in ay qeyb ka yihiin cuuryaaminta lagu hayo ganacsiga Soomaaliyeed.
Halkan ka dhagayso Wareysi lala yeeshay mid kamida Ganacsatada Muqdisho MP3.
SomaliMeMo,Muqdisho
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Elbur
said:
|
muqdisho gacan gaalo ayay kujirta haddii galo qabsatay magaalada waan ubaqeynay sicir bararka fisqigaa ka badan |
loans
said:
|
re Different people all over the world receive the credit loans from different banks, because that is comfortable and fast. |

