Katiibada Wajiyada Duuban Oo Dad Reer Galbeed ah Ku Qafaalatay Dalka Aljeeriya (Sawir).

Written by Maamul on .

somalimemo.netWarar hordhac ayaa kasoo baxaya weerar ay ciidamada mujaahidiinta Al-qaacidda ee Maqribul Islaami maanta ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen dadka gaalo reer galbeed ah.


Wararka ka imaanaya Bariga wadanka Al-jazaa'ir ayaa sheegaya in ciidamo katirsan mujaahidiinta ay u dhaceen warshad sameysa Batrooliyoomka oo ay ku sugnaayeen 41 qof oo kasoo kala jeeda wadamada Mareykanka Faransiis,Ingiriiska,Jarmalka iyo Japan.


Ilo wareedyo ayaa sheegay in mujaahidiintu ay xoog ku galeen dhismaha ayna gacanta ku dhigeen dadka caddaanka ah,wakaaladaha wararka ayaa sheegaya in mujaahidiintu qoorta ka jareen Nin Faransiis ah oo qeyb ka ahaa caddaan  ka shaqeynayay warshadda ee gacanta lagu dhigay.



Amiirka Katiibada Wajiyada Duuban Ee Dhulka Saxaraha Sheekh Mukhtaar Bal Mukhtaar oo lahadlay shabakadda Sahara-Media ayaa xaqiijiyay in ciidankoodu fuliyeen howlgalkan najaxay.

somalimemo.net
Sheikh mukhtar Abul Cabbaas/Sahra-Media

"Ciidanka Naftood hurayaasha mujaahidiinta ayaa howlgalkan fuliyay waxaana uga aargudanaynaa Dowladda Aljeeriya oo Faransiiska u ogolaatay in diyuuradaha dagaalka Hawadeeda isticmaalaan"ayuu yiri Bal Mukhtaar.



Howlgalkan jihaadiga ah ee ka dhacay Al Jeeriya ayaa kuso aadaya xili dowladda Faransiiska ay duulaan gaaleed ku qaaday wadanka Maali ee waqooyiga qaaradda afrika halkaasi oo ay mujaahidiintu ka dhaqan geliyeen sharciga Islaamka.


SomaliMeMo,Muqdisho

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Comments (4)add comment

Busley Bondhere said:

0
Raggaan wajiyada duuban ilahey ha sugo
masha'allaah gaalada qeyladeeda namqashiiya katiibadan caadi maahan waxayna u egyihiin Komaandoos
waxaan ka codsaneynaa in ay dilaan ama ay muslimiinta lacago malaayiin ah uga qaadaan oo jihaadka lagusii wado wabillaahi towfiiq
January 16, 2013

Adhi-caddeeye said:

0
Wajiya duubtan ayuu allaah diinkiisa ku cizeynayaa insha'allaah
marka aan somalimemo ka daawado wararka nuucaan ah waan jidhidhicooda farxad darteed ilaahow muslimiinta maqribul islaami u gargaar
January 16, 2013

Elbur said:

0
waa mahad allaaaaaah
waxaan ku talinayaa in gaaladan laga shaqeeyo haddii cadagu qabsaaan tambokto ama keydaal dhammaantood hala laayo eeyaha buurya qabyada ah
January 16, 2013

saakow said:

0
مسلم غيور
Aniga wexey ila tahay in lalaayo markaan saas leeyahay kama wadi in ladayaco maxaabiiista xabsiyada gaalada kabuuxa

kuwaas Allaah madayacayo maxaa yeeley maalin kasta waxaan daawanaa )قصة نجاة(
January 17, 2013

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy