Ciidamo Taabacsan Dowladda Islaamiga Ciraaq Oo Qabsaday Magaalo Dhacda Gobolka Al-anbaar.

Written by Maamul on .

somalimemo.netCiidamada Mujaahidiinta Dowladda Islaamiga Ciraaq ayaa shalay dagaal kula wareegay magaalo dhacda dhulka ay degaan muslimiinta sunniga ah ciraaq.


Wararka ka imaanaya Ciraaq ayaa xaqiijinaya in boqolaal katirsan ciidamada mujaahidiinta  ay xoog ku galeen magaalada Al-rudbah oo dhacda Galbeedka gobolka Al-anbaar.


Goob joogayaal ayaa sheegay in ciidanka muslimiinta ay magaalada ka Eryeen  maleeshiyaadka dabadhilifyo ah waxaana gudaha magaalada lagu arkayay ciidamo wata gaadiidka dagaalka oo iyagoo takbiirsanaya dhismayaasha magaalada surya Calanka Madoow ee Raayada Towxiidka.



La wareegidda ay ciidamada dowladda Islaamiga Ciraaq la wareegeen deegaanno katirsan gobolka Al-anbaar ayaa kusoo aadaya xilli shacabka muslimiinta Ahlusunaha ah ay wadaan kacdoon ka dhan ah shiicada wadankaasi Ciraaq.



SomaliMeMo24.com,Muqdisho

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it