Barta Twitter-ka ee XSHM oo la xannibay!

Written by gobal on .

somalimemo.netBoggii Twitter-ka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saaka si rasmi ah loo xannibay ka dib muddo sanad ah oo bartaas ay ka dhigneyd isha wararka iyo bayaanaadka Afka English-ka ee Mujaahidiinta Soomaaliya.


Ilo wareed masuul ah oo ka tirsan Makatabka Iclaamka ee XSHM ayaa noo xaqiijiyay in la xannibay account-koodii Twitter-ka, waxaana uu sheegay in muddooyinkii u danbeeyay ay jireen cadaadisyo lagu saarayay shirkadda Twitter in ay xirto boggaasi.


Barta Twitter-ka oo ka mid ah hababka cusub ee Warbaahinta casrigan ee loo yaqaano Microblogging ayaa isu keeneysay dhinacyada siyaasadaha kala duwan ee Caalamiga, waxaana Mujaahidiinta Soomaaliya ay u adeegsan jireen bartaasi baahinta bayaanaadka iyo wararka inta badan ku wajahan dawladaha reer galbeedka ee qeybta weyn ku leh dhibaatada dalka Soomaaliya.


Bogga Twitter-ka ee @HSMPress ayaa si rasmi ah loo diiwaan geliyay bishii December ee sanaddii 2011 iyadoona wixii markaasi ka danbeeyay ay ku xirmeen kumanaan dad ah oo ay ku jiraan shirkadaha warbaahinada Caalamiga, wariyeyaasha Caalamiga ah iyo dawladaha qaarkood.


Inkastoo ilaa hadda si rasmi ah aan loo shaacin sababta loo xiray bogga, hadane waxay muujineysaa sida ay reer galbeedku ugu dhib qabeen xaqiiqada jirta oo lagu soo gudbinayo Luqaddooda English-ka oo waliba aad u heer sareysa sida iyagu ay ku qireen warbixinadooda.


Barta Twitter-ka ee @HSMPress ayaa dagaalkeedii ugu horeeyay la gashay dawladda Kenya iyo Afhayeenkoodii fadeexoobaday ee Major Chirchir, iyadoona halkaas ay ka soo hooyeen guul muuqata oo ay gaartay kalimada xaqqa ah ee Xaqiiqada ku dhisan.


Loolankaas ayaa ku soo afjarmay dawladda Faransiiska oo qudheeda marada kaga dhacday weerarkii fashilmay ee horaantii bishan ay ku soo qaadeen degmada Buulamareer, iyadoona dhamaan hadalladii iyo shirarkii saxaafadeed ee ay qabanayeen madaxda dawladdaasi ay meesha ka saareen Tweets kooban oo aan ka badneyn 140 eray oo qura, balse ku dhisnaa xaqiiqada dhulka ka jirta.


Waxaa muuqanaya haddii hadda ay xireen User-kaasi in wali Mujaahidiintu ay furan karaan mid cusub isla markaana ay sii wadi karaan xiriirka Caalamka, sidoo kale arrintani waxey sii kordhin doontaa kalsoonida lagu qabo Iclaamka Mujaahidiinta oo noqday midka kaliya ee warkiisa ay sugaan shucuubta dalalka reer galbeedka ee ka daalay beenta ay sheegaan madaxdooda iyo warbaahinadooda.



SomaliMeMo24.com,Muqdisho


This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it


This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Comments (3)add comment

caaqil said:

0
...
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR WALCIZATULILISLAAM WAACADAHAY ALLAAH INUU GUULEYSANAYO INTA ISUDHIIBTANA WAA KUWA LAHUBO INEEY GUULEEYSANDOONAAN TWITTER MUJAAHIDIINTA LEEYIHIIN FISHA GOORDHAW CAALAMKOO DHANA MUJAAHIDIINTA AYAA MAAMULIDOONA INSHA ALLAHU TWITTER XAGUU JOOGAA GAALKA MUJAAHIDIINTA AY DILIDOONAAN WAXAA LAGA OGAAN GURIGII UU KASOOTAGAY GURIGAAS AYAA TWITTER,BA AH EE BISHAAREEYSTA,,, QATAAR
January 25, 2013

Ali said:

0
...
Kooleey wax dhib ah maaha arintaan waa la soo celinkaraa.
January 25, 2013

Abuu cumar said:

0
...
Guuuuuuuuuuuuuuul mujaaaahidiiiinta Soomaaliya
January 25, 2013

FG: Commentiyada aan munaasabka aheyn laguma daabici doono Shabakadda, Sida Aflgaado, Diin xumi, Xadgudub lagula kaco Qolo ama Shaqsiyaad, Hadalo aan macno laheyn, Qoraalo isku qasan iwm, sidaasi darteed wax wanaagsan oro ama iska aamus.
smaller | bigger

busy