Muqdisho oo xalay martigelisay qaraxyo khasaare geystay.
Inta la ogyahay 3 askari ayaa ku nafweysay tiro intaasi ka badana waa ku dhaawacantay qaraxyo xalay lagu beegsaday fariisimayaal ay gudaha magaalada Muqdisho ku leeyihiin maleeshiyaadka DF, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay howlgallo raaf ah ka waday deegaanada magaalada Muqdisho.
Qaraxyadaasi oo ka kala dhacay degmooyinka Heliwaa, Dayniile iyo Kaaraan ayaa xalay waqtiyo kala duwan lagu beegsaday maleeshiyaadka, waxaana qaraxyadaasi ay qaarkood beegsadeen qeybta Ashahaada la dirirka ee maleeshiyaadka DF.
Sida ay dadka deegaanka sheegeen qarax ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada Dayniile ayaa geystay khasaare nafeed iyadoona sidoo kale ay askar ku dhinteen qarax ka dhacay xaafadda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan.
Weerarada qaraxyada ah iyo dilalka ka dhanka ah maleeshiyaadka DF ayaa sidoodii u sii soconaya waqti ay maleeshiyaadka DF qeybta Ashahaada la dirirka ay dhawaan Muqdisho ka qabqabteen kumanaan qof oo ay ku eedeeyeen ka mid ahaanshiyaha iyo la shaqeynta Mujaahidiinta Soomaaliya.
SomaliMeMo24.com,Muqdisho
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

adan
said:
|
salan waxaan halkan ka salamayaa dhamaan meelkasta oo ay jogaan mujahidiintu......... waxaan ku noolahay wadanka mid ah east afric markaa waxaan donayaa inan imaado saxaadka jihaadka e e somalia.......fadlan iga cawiya qaabkii aan u iman lahaa idinkoo warka ii soo marinaya ciwaankan This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it bilahi towfiiq |

