Dagaal Culus oo Xalay Beled Weyne ka dhacay.

Written by Maamul on .

somalimemo.netDagaalkii ugu horeeyay ayaa ku bilowday ciidanka Gumeysiga Itoobiya ee duulaanka kusoo galay magaalada Beled Weyne ee xarunta wilaayadaasi Hiiraan.

Ciidamada Mujaahiidiinta wilaayada Islaamiga ee Hiiraan ayaa xalay saqdii dhexe weeraro culus ku qaaday fariisin ay ciidanka Itoobiya ka sameysteen Buundo Liiq Liiqato ee bartamaha magaalada Beled Weyne.

Hugunka rasaasta iyo madaafiicda garbaha laga gemo