Cod lagasoo duubay Mujaahidkii Camaliyadda Istish-haadiga ku fuliyey ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa magaalada Baladweyne (DHAGEYSO)
Shabakadda Islaamiga ee SomaliMeMo ayaa heshay cod lagasoo duubay Mujaahidkii howlgalka Istish-haadiga ku fuliyey ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ku sugnaa xarunta Gobolka ee magaalada Baladweyn, halkaas oo ay ku halaagsameen ciidamo iyo askar ka tirsan ciidanka gaalada ah ee Itoobiya.
Mujaahidka oo lagu magacaabo Al Shahiid Bi'idnillaah Maxamed Cabdi Xasan ee Camaliyadda fuliyey oo arimo badan uga hadlaya Dardaarankiisa ayaa Fariimo kala duwan waxa uu u kala dirayaa Mujaahidiinta caalamka gaar ahaan Mujaahidiinta ka Jihaadaysa dalka Soomaaliya iyo sidoo kale Cadowga Saliibiga ah ee kusoo duulay dalkeena Soomaaliyeed ee Muslimka.
Halkan ka Dhageyso Dardaaranka Walaalka.
Set as favorite
Bookmark
Email this
Comments (0)

Write comment

