Howlgalka Muqdisho oo si Dardar leh ku socda Degmooyin dhowr ah oo Xalay laweeraray.
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa habeenkii 4-aad Howlgallo xoogan ka fuliyay magaalada Muqdisho si ay u dhaqan geliyaan Istiraatiijiyadda dagaal ee hogaanka Mujaahidiinta ay udejiyeen dagaalka Somaaliya.
Xiligaan oo kale laysma weydiiyo halkee Mujaahidiintu qabsadeen,mujaahidiinta ayaa deegaan ay joogeen cadawgu gaaray laakin waxaa lays weydiiyaa inmise Askari ayaa cadawga laga dilay? Inmise sarkaal ayaa laga dilay ama ka dhaawacantay iyo su'aalo kale dagaalkuna waa Xarbul Cisaabaad cadawga waqtiga loogu dheeraynayo.
Ciidamada Al Shabaab xalay waxay weeraro ka fuliyeen degmooyinka Yaaqshid.Huriwaa,Kaaraan.Dayniile iyo Dharkeynleey oo ay bilo ka hor isku ballaariyeen cadawga.
Isgoyska SOS iyo warshaddii Bacda iyo Balaastikada ayaa la sheegay in cadawga difaacyo laga saaray inkastoo aanan helin khasaaraha rasmiga ah ee cadawga gaaray.
Saraakiil katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa SomaliMeMo u xaqiijiyay in ciidankoodu ay ahdaaf cayiman bartilmaameedsadeen ayna gaareen ujeedka weerarkooda.
Halkaan ka Eeg Istiraatiijiyadda Dagaalka Muqdisho


