Dhagayso Barnaamijka Diirada Jimcaha oo maanta looga dooday saamaynta ay Ganacsatada Muqdisho ku yeelatay raashinka Turkiga.

Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah Barnaamij xiiso leh oo kabaxa idaacada islaamiga ah Alfurqaan todobaad kasta maalinta Jimcaha ayaa maanta oo jimco ahayd waxaa lagu faaqiday khatarta iyo saamaynta ganacsatada ay ku yeelatay raashinka kusoo qulqulaya gudaha Soomaaliya oo ay soo galinayso Dowladda Turkiga.
Barnaamijka Diirada ayaa maanta waxaa ka qaybgalay ganacsatada iibisa raashinka iyo ganacsatada waaweyn oo iyana sharaxaya sida ay usaameysay ganacsatada raashinka soo galin jiray Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa kaqaybgalay Dr Xanafi Shiikh Cabdi, Dr Xabeeb, Xildhibaan Dalxa, Gudomiyaha ganacsatada suuqa Bakaaro Cali Maxamad Siyaad, aqooyahan Fiyooke iyo Marti kale.
Diirada oo aad xiiso uleh ayaa sidoo kale
