Towxiidka iyo Tadbiiqa Sharcigaan idinku taageeray,Tubaakadi latuuraan idinku Taageeray, Yaan leysku Tabar sheegan baan idinku Taageeray (Gabay Qosol iyo Qiira badan) Dhageyso.

Written by Administrator on .

Wanaagga iyo Horumarka kajira dalkeena Soomaaliya wuxuu ku yimid ku dhaqanka shareecada Islaamka oo ay xinjiro dhiig ah u daadiyeen Rag Mujaahidiin ah oo Allaah agtiisa aan Kheyr uga Rejanayno.