Tooni Baleyr iyo Talyaani Tuug Riddoobay Tikree Mid lagala tashaa Maahan Afka Hadey kusoo taagaan Tareesaa Taqaan (Dhageyso).
SomaliMeMo waxay Akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa Suugaanta Xiisaha badan oo ay tiriyaan Abwaanada Islaamiga ah ee kusoo caan baxay Jihaadka ka socda dalkeena Muslimka Soomaaliya.
Haddii Abwaanadii hore ay eray suugaaneedkooda ku hal qabsan jireen Heeso iyo waxyaabo aan sharciga Islaamika waafaqsaneyn hadda waxaa soo baxay Abwaaniin Mujaahidiin ah oo shacabkooda qaab diini ah wax ku fahansiinaya.
Gabaygan Soo socda waxaa laga dheehan karaa in Tadbiiqinta sharciga Alle aanan looga baqayn gaalada isagoona Abwaanku ku hal qabsanaya "Tooni Baleyr iyo Talyaani Tuug Riddoobay Tikree Mid lagala tasha Maahan Afka Hadey kusoo taagaan Tareesaa Taqaana".
Qeybta Hore ee Gabayga waxay ku Bilaabanaysaa (B) Waana Ba'leey waxaa xigi doona qeybta kale
Dhageysi Wacan Gabayga Halkan ka Dhagayso
