Gumeysiga Cusub ee Soomaali lala damacsanyahay Muxuu kaga duwanyahay Gumeysigii Hore (Warbixin).
Dalkeena Soomaaliya wuxuu marayaa marxalad xasaasi ah oo gumeysi iyo Khiyaano ku dahaarantahay, sidaasi oo ay tahay rejjo badan ayaan leenahay maadaama aan nahay Umad Muslim ah oo cadawgeeda iska caabinaysa.
Dhawaan Waxaa lafilayaa in magaalada London lagu qabto shir ka dhan ah jiritaanka Muslimiinta Soomaaliya, gaaladu waxay doonayaan in ay Somaliya geliyaan marxalad gumeysi iyo kala qoqob.
Soomaalida ayaa ah dad Caqli badan oo marnaba aan gumeysi yeelin sidaasi oo ay tahay waxaa jira kuwa Dabadhilifyo ah oo cadawga hareera Ordaya.
