Kamaal Guutaale iyo Wasiir Faarax C/Qaadir Oo Shaqadii Fowziyo Sheekh Si Dadban Ula Wareegay,Cabasho loo gudbiyay Xasan Sheekh (Warbixin). Written by Maamul on 13 May 2013. Khilaaf ayaa soo kala dhaxgalay qaar katirsan wasiirada xukuumadda Saacid Shirdoon iyo shaqaalaha madaxtooyada
C/llaahi Muuse:Shabaabka Ayaa Runtii Naga Fiican Sababtoo Ah Ma Dhigan Jirin Isbaarooyinka Faraha Badan Ee Ciidankeenu Dhigteen Dhageyso Wareysi. Written by Maamul on 13 May 2013. Cabdullaahi Muuse oo ah madaxa siyaasadda gobolka Sh/hoose ee dowladda Federalka ah ayaa sheegay i
Ciidamada RRU-da Somaliland Oo Dad Shacab ah Ku Dilay Magaalada Burco Daawo Sawirada. Written by Maamul on 13 May 2013. Waxaa weli ka socda magaalada Burco kuna faafay guud ahaanba Magaalada qaybteeda Galbeed ka Rabshado
Faroole iyo Golihiisa Wasiirada Oo Kulan Xasaasi ah Garowe Ku Yeeshay,Mustaqbalka Puntland (Warbixin). Written by Maamul on 13 May 2013. Hoggaamiyaha maamulka Puntland ayaa shir deg deg ah isugu yeeray golaha wasiirada maamulkiisa kaasi
Wafdi Garoonka Kismaayo Laga Celiyay,Isgaarsiinta oo Hawada Laga Saaray iyo Jubbalan oo lagu Dhawaaqayo. Written by Maamul on 13 May 2013. Maamulka Axmed Madoobe iyo ciidanka Kenya ee xoogga ku jooga magaalada Kismaayo ayaa maanta duhurkii
Ismaaciil Haaruun:Fashil Ayey Ku Dhamaan Doonaan Qorshayaasha Ay Gaaladu Ka Wado Kismaayo (Dhageyso). Written by Maamul on 13 May 2013. Ismaaciil Haaruun oo kamid ah wax garadka Jubooyinka ayaa sheegay in bulshadu u diyaarsantahay fashilinta
12 isbaaro Oo Lasoo Dhigay Wadada isku Xirta Muqdisho iyo Marka,Gaadiidka oo Shaqa Joojin ku Dhaqaaqay. Written by Maamul on 13 May 2013. Isbaarooyinkii ugu badnaa ayaa lasoo dhigay wadada isku xirta Muqdisho iyo gobolka shabeelaha Hoose
DHAGAYSO: Shir Jaraa’id Oo Ay Qabteen, Walaalaahii Qaabilsanaa Walaalaheenna Xabsiyada Ku Jira Iyo Dadweynihii Oo Si Xoog Leh U Booqanayey Xabsiyada Maantay. Written by Maamul on 13 May 2013. Maantay Boqolaal Qof oo Muslimiina ayaa booqasho ugu tageyey Walaalaheenna ku xiran Xabsiyada Gobalka
Dhageyso:Xarakada Al Shabaab Oo Ka Hadashay Xirnaashiyaha Waddooyinka Muqdisho. Written by Maamul on 12 May 2013. Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka hadashay xirnaashiyaha qaar katirsan waddooyinka magaalada Muqdisho
Ciidamo Gadoodsan Oo Lawareegay Xabsiga Boosaaso. Written by Maamul on 12 May 2013. Wararka nagasoo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa xaqiijinaya in ciidamo ka gadooday maamulka Puntland
Website-ka Qaadisiya Oo Sanado Kadib Hawada Kusoo Laabatay (Bayaan). Written by Maamul on 12 May 2013. Bayaan ayaa markii ugu horreysay kasoo baxay shabakaddii Qaadisiya ee Afka Maxaakimtii islaamka ku hadli
AMISOM Oo Goof-guduud loo gelbiyay iyo Ciidanka Itoobiya oo Maalmaha Soo Socda isaga bixi doono gobolka Bay (Warbixin). Written by Maamul on 12 May 2013. Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa dhaq dhaqaaqyadii ugu dambeeyay oo ay uga baxayeen gobolka Bay ka
Sheekh Xasan Takar “Cabdiraxmaan Faroole wuxuu doonayaa Boqortooyo la yiraahdo Alfarooliyah”(Dhageyso). Written by Maamul on 12 May 2013. Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka ee ka soo jeeda Deegaanada la isku
Dagaal Duleedka Dhoobley Ka Dhacay Oo Kenya Gaadiid Looga Gubay. Written by Maamul on 12 May 2013. Ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa maanta weerar kamiin ah u dhigay ciidanka
Sheikh Issa Ponda iyo 49 Katirsan Muslimiinta Tanzania Oo Xabsiyada Lagasii Daayay Daawo Sawirro. Written by Maamul on 12 May 2013. Maxkamada sare Kisutu ee Magaalada Darusalaam ayaa maanta waxay fulisay xukun ay kuriday Sheikh Issa
Boqol Kun Oo Dadka Uganda Ah Ayaa Sanad Walba u dhinta Cudurka Malariyada. Written by Maamul on 12 May 2013. Wadanka Ugadna ayaa u muuqda inuu hoy u noqonayo faqri iyo cudurro kadib baaritaanno dhanka caafimaadka
Carratuurkii Madaxtooyada Muqdisho Oo Dib Usoo Laabtay iyo Jid Cadayaal Laxiray. Written by Maamul on 12 May 2013. Xilli xaalad ammaan darro oo aad u xoogan ka jirto magaalada Muqdisho ayay AMISOM iyo DF-ka bilaabeen
Gary Quinlan “Al Shabaab Wali Waa Awood Caqabad Ku Ah Baahinta Dimuquraadiyadda iyo Sharciga Caalamiga Ee Soomaaliya”. Written by Maamul on 11 May 2013. Waxa loogu yeero Golaha ammaanka Q.Midoobe ayaa muujiyay walaacooda ku aadan khatar ay mujaahidiinta
Dagaal Khasaara Dhaliyay Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Mandheera. Written by Maamul on 11 May 2013. Xoogag hubeysan ayaa caawa ah weeraro culus ku qaaday saldhig ay ciidanka Kenya ku leeyihiin magaalada
Warbaahinta AP, Ayaa Shaacisay Sanadaha Dowladda Maraykanka Ay Doonayso In Ay Ku Xukunto Muslimiinta Soomaaliyeed Ee Minnesota Ku Xiran!. Written by Maamul on 11 May 2013. Warbaahinta Associate Press ee loo soo gaabiyo AP ayaa Dowladda Maraykanka gaar ahaan Nimanka Qareenada
30 Lagu Dilay Qaraxyo Waaweyn Oo Ka Dhacay Turkiga iyo Erdugaan Oo Ka Hadlay. Written by Maamul on 11 May 2013. Mukhaabaraatka Suuriya ayaa lagu eedeeyay in ay maleegeen weerar qarxin dhiig badan ku daatay oo maanta
3 Askari Oo DF-ka Muqdisho Looga Dilay iyo Shacabka Oo Dhan Usii Badanaya. Written by Maamul on 11 May 2013. Ciidamo katirsan DF-ka ayaa saacadihii lasoo dhaafay siyaaba kala duwan loogu dilay magaalada Muqdisho
AMISOM Oo Faarujinaysa Duleedyada Muqdisho Si Ammaanka Muqdisho Loo Adkeeyo. Written by Maamul on 11 May 2013. Saraakiisgha ciidamada AMISOM ayaa qorsheynaya in ay ciidamo xoojin ah geeyaan magaalada Muqdisho kadib
Xassan Shiikh iyo Faroole Midna Uma Dhalan Jubooyinka ee Xagee Wax ka Khaldanyihiin?. Written by Maamul on 11 May 2013. إن الحمد لله نحمده ونستعينه ، ونعوذ بالله من شرور أنفسنا ومن سيئات أعمالنا من يهده الله فلا مضل