Qarax ka dhacay gudaha Madaxtooyada Villa Somalia.
Xasan Sheekh Oo Wadamada Afrika Ka Dalbay in ay Dhibaato Hor Leh Geliyaan Shacabka Soomaaliya.
Ciidanka Faransiiska Oo Tambookta Qabsaday iyo Mujaahidiinta Maali Oo Ku Dhawaaqay “In Maali ay isku bedeli doonto Qabuuraha ciidanka cadawga”.
Dhagayso: Dr. Akram Xijaazi Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sababta Loogu Duulo Wadamada Lagu Maamulo Shareecada Islaamka.
HIV-ga Oo Halis Ku Haya Dhalinyarada Jabuuti iyo Digniino Hor leh oo la bixiyay.
Netenyahu “Faransiiska Waan Ku Garab Taaganahay Duulaanka uu Ku Qaaday Maali..waxaan leenahay Burburi Islaamka”!!.
Bandaw Ka Dhaqan Galay Wadanka Masar iyo Kooxaha Calmaaniyiinta Oo Wadahadal Diiday.
Faah Faahin Kasoo Baxday Dagaallo Xalay Muqdisho ka dhacay.
Howl-wadeenada Caafimaadka Isbitaalka Magaalada Ceelbuur Oo Dowro Diini ah loo Qabtay (Dhageyso).
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo si kulul uga jawaabay hadalkii madaxdooda dalka Britain.
Xildhibaan Ciirro "Shacabka Muqdisho Waa in ay Sameeyaan Kacdoon" Dhageyso.
Dowladda Britain Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay in ay U Safraan Deegaanada Somaliland.
Wilaayada Shabeelaha Hoose Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Dadkii Ku Waxyeeloobay Howlgalkii Faransiiska ee Buula Mareer (Dhageyso).
Dhagayso: DF-ta Oo Ku Faantay in ay Xariir Laleedahay Hay'adaha Ashahaadda ladirirka Adduunka.
Sicir Bararka Muqdisho Oo Saameyn Xun Reebay iyo Shaqaalihii Hay'adaha Turkiga Oo Busaarad La Booreysan (Warbixin).

Sicir bararka ayaa weli fara ba’an ku haya shacabka magaalada Muqdisho kuwooda danyarta ah xilli magaalada ay

































