Dagaal Gaadiid iyo Maxaabiis lagu Qabsaday Oo Deegaanka Ceel-Macaan Ka Dhacay. Written by Maamul on 30 May 2013. Ciidamo kawada tirsan DF-ka oo isbaaraley ah ayaa ku dagaalamay duleedka magaalada Muqdisho halkaasi
Ogeysiis: Sheekh Xassaan Xuseen Aadan Abuu Salmaan oo Muxaadaro Muhiim ah ka jeedin doona Magaalada Nairobi. Written by Maamul on 29 May 2013. Waxaa dadka Muslimiinta ah ee kheyrka jecel la ogeysiinayaa in Sheekh Xassaan Xuseen Aadan Abuu Salmaan
Sh.Abuu Cabdalla Oo Shir Jaraa’id ku Faah Faahiyay Dagaallo AMISOM Lagu Naafeeyay oo ka dhacay Sh.Hoose iyo Arrimo kale Dhageyso. Written by Maamul on 29 May 2013. Wilaayada islaamiga shabeelaha Hoose ayaa faah faahin ka bixisay howlgallo ay ciidamada muslimiinta
Maamulka Puntland oo Ciidamadiisa Ku Daraya Askarta Ganacsatada Garowe (Dhageyso). Written by Maamul on 29 May 2013. Kadib markii inta badan ciidamada Puntland noqdeen kuwa si khaas ah ugu shaqeeya shirkadaha gaalada
Guddoomiye Waaxyeed Katirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Askar Muqdisho Lagu Dilay. Written by Maamul on 29 May 2013. Xoogag hubaysan ayaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Mudisho ku dilay mas’uul katirsan maamulka go
Mareykanka Oo Qiray in Diyuurad Uga Dhacday Koonfurta Soomaaliya. Written by Maamul on 29 May 2013. Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in diyuurad dagaal ay ugasoo dhacday Koonfurta dalka Soomaaliya
Muqdisho...Maalmihii Dahabiga (Warbixinno taxane ah) Dhageyso Q/4aad. Written by Maamul on 29 May 2013. Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay baahisay
Genaral Dalcat Muslim:Masaaridu Waxay Kala Dooranayaan in ay Oon iyo Biya La’aan u dhintaan Ama Xabadda Itoobiya. Written by Maamul on 29 May 2013. Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhaxgalay dowladaha Itoobiya iyo Masar kaasi oo salka ku haya qeybsiga
Salaaddiinta Mudug Oo Ka Hadlay Dad Isku Qoys Ah Oo Lagu Laayay Tuulada Laba Ceel Dhageyso. Written by Maamul on 29 May 2013. Waxgaradka gobolka Mudug ayaa ka hadlay colaad dib ugasoo cusboonaatay deegaanno katirsan gobolka Mudug
Daawo Sawirada:Diyuurad Drone Ah Oo Buula Mareer Ku Burburtay. Written by Maamul on 29 May 2013. Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaarad nuuca dagaalka ah oo shalay ku burburtay duleedka
Dhageyso:Sh.Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Diyuurad Kusoo Dhacday Buula Mareer iyo Howlgallo Ka Dhacay Wilayaatka. Written by Maamul on 28 May 2013. Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa ka warbixiyay howlgallo
Muhiimad Intee La Eg Ayuu Islaamku Siiyay Midnimada Maxaase Laga Yeelayaa Kuwa Kala Qeybinta Muslimiinta Ku Howlan Dhageyso Warbixin Written by Maamul on 28 May 2013. Sheekh Xassaan Xusen Aadam ayaa ka hadlay faa’iidada midnimada muslimiinta iyo khatarta ka dhalan ka
Daawo Sawirro+Dhageysi:Hubkii iyo Gaadiidkii Ciidanka Itoobiya Loogasoo Furtay Mustaxiil Oo Lasoo Bandhigay. Written by Maamul on 28 May 2013. Fagaare ku yaal magaalada Buula Burde ee gobolka Hiiraan ayaa lagusoo bandhigay saanado hub iyo hanti
Muqdisho...Maalmihii Dahabiga (Warbixinno taxane ah) Dhageyso Q/3aad. Written by Maamul on 28 May 2013. Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay baahisay
Diyuurad Nuuca Drone-ka ah Oo Kusoo Dhacday Duleedka Magaalada Buula-Mareer. Written by Maamul on 28 May 2013. War goor dhaweyd na soo gaaray ayaa xaqiijinaya in diyaarad nuuca kuwa wax basaasa ah ay ku soo dhacday
Muxuu Salka Ku Hayaa Dagaalka Suuriya Dhageyso Wareysi. Written by Maamul on 28 May 2013. Muslimiinta sunniga ah iyo shiicada Rawaafidda ah ayaa weli ku loolamaya gacan ku heynta magaalada Alquseyr
Dhageyso:Kacdoonno Ka Dhan ah Ismaaciil Cumar Geelle Oo Jabuuti Ka Bilaawday. Written by Maamul on 28 May 2013. Wadanka Jabuuti waxaa ka socda dibad baxyo ballaaran oo lagu diidanyahay siyaasadda ay ku dhaqanto xukuumadda
Madaafiic Lagu Garaacay Saldhigyada Ciidanka Itoobiya Ee Magaalada Garbahaarey. Written by Maamul on 28 May 2013. Ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Gedo ayaa xalay fiidkii weerar ku qaaday saldhig ay ciidanka
Korneyl Qulqul “Haddaan Nahay Dowladda Federalka Ah Waxaan Qireynaa In Dalka La Heysto”. Written by Maamul on 28 May 2013. Col. Cisaam Saalax Qulqul oo kamid ah saraakiisha dowladda Federalka ah ayaa sheegay in ciidamada Kenya
Taliyihii Sirdoonka Uganda Oo London U Baxsaday Iyo Sirta Uu Fakiyey, “Museveni Wuxuu Rabay In Uu Dilo Aniga". Written by Maamul on 27 May 2013. Taliyihii Sirdoonka Wadanka Uganda, General David Sejusa ayaa u fakaday Wadanka U,K waxaana la sheegay i
Sheekh Xassaan "Dadka Ku Howlan Kala Qeybinta Mujaahidiinta Halaga Hortago” Dhageyso. Written by Maamul on 27 May 2013. Sheekh Xassaan Xuseen Adam oo kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ee caanka ah ayaa markii ugu horreysay ka
4 Afrikaan ah iyo 6 maleeshiyaadka ah oo ku geeriyooday dagaalkii Jowhar. Written by Maamul on 27 May 2013. Warar aan ka helnay dhinacyo kala duwan ayaa xaqiijinaya 10 ka mid ah cadowga iney ku dhinteen dagaal
Muqdisho...Maalmihii Dahabiga (Warbixinno taxane ah) Dhageyso Q/2aad. Written by Maamul on 27 May 2013. Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay baahisay
Maleeshiyaad ka tirsan Ashahaada la dirirka oo qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho. Written by Maamul on 27 May 2013. Tiro ka mid ah maleeshiyaadka Ashahaada la dirirka ee maamulka DF ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday