Shariif Shiikh Axmed: ‘’Beesha Caalamka waxay noola dhaqmi jireen sidii in aan gumaysi ku jirno’’, iyo Qaramada Midoobay oo Arintaas Cadaysay. Written by Maamul on 17 September 2012. Shalay waxay ahayd maalintii ugu dambeysay ee Shariif xilka laga xayuubiyo, wuxuu jeediyay khudbad ciil
Waad Mala Habowdaye Madaxweyne Soo Baro.. (MAQAAL) By Xasan Fayooke Written by Maamul on 17 September 2012. Tan iyo isniintii la soo dhaafay (10 September 2012ka) waxaa saxaafadda Af-Soomaaliga ku hadasha hareeyey
U kaca Difaaca Nabiga scw (Kelimad Maqal ah oo Muhiim ah) Ustaad Bile Bilaal (DHAGEYSO) Written by Maamul on 17 September 2012. Assalaamu Calaykum. Ikhwaanii fillah:- Kelimadaan waxaan uga hadlaynaa Difaaca Nabiga scw waxaana si
Dhiigbaxa ciidamada NATO oo sii kordhay iyo Mareykan oo ku baaqay in xaalka dib loo eego. Written by Maamul on 17 September 2012. Iyadoo ay mudooyinkii ugu dambeeyay si aad ah isu soo tarayeen dilalka qorsheysan ee ciidamo ku labisan
Saliibiyiintii Nabigeena caayay oo Siminaar u furay Saxafiyiin Soomaaliyeed!!. (Warbixin) Written by Maamul on 17 September 2012. Hey’adda caalamiga ee Mareykanka u faafisa Dimuqraadiyadda ee la yiraahdo National Endowment For Democracy
Deg Deg: Diyaarad Dagaal oo goordhoweyd lagu soo riday deegaanka Biibi iyo dagaalkii oo hadda Qaboobay Written by Maamul on 17 September 2012. Dagaal culus ayaa dib ugu qarxay deegaanka Biibi oo dhacda 45 KLM Bariga Afmadoow, dagaalkaas oo
Askar ka tirsan Dowladda Federaalka oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho. Written by Maamul on 17 September 2012. Xoogag bastoolado ku hubaysan ayaa xalay toogasho ku dilay Askari ka tirsan DF, iyadoo xoogagii
WAR DEG-DEG AH: Qaraxyo goordhow gilgilay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Written by Maamul on 17 September 2012. Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qaraxyo kala duwan goordhow laga
Qaraxyo khasaare dhaliyey oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Written by Maamul on 17 September 2012. Qaraxyo khasaare dhaliyey ayaa xalay ka dhacay nawaaxiga Iskuulka Jubba Xaafada Towfiiq Degmada
Askari ka tirsan Dowladda Federaalka oo lagu dilay magaalada Marka. Written by Maamul on 17 September 2012. Askari ka tirsan Dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Marka ayaa xalay lagu dilay magaalada
Deg Deg: Sarkaal Sare oo ka tirsanaa PS-ta oo uu dhalay Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo goordhoweyd lagu dilay Muqdisho Written by Maamul on 17 September 2012. Waxaa goordhoweyd lagu toogtay magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadda Buula Xuubeey ee degmada Wadajir
Gabeyga Miiddo Waxaa tiriyay Wariye Cabdullaahi Soomaali (Akhriso+Dhageyso) Written by Maamul on 16 September 2012. Markasta oo Muslimiintu culeys dareemaan fudeyd ayaa ku xigsada, waanaAlle Mahaddii, taasi waxa ay ka
Yaa daran ineynnu dadka Kiristaanka ah ugu Hambalyeynno ciidahooda iyo in Ictisaam u Hambalyeeyaan Madaxweyne lagu Doortay inuu Dastuur ku Dhaqo Dad Muslim ah? Written by Maamul on 16 September 2012. Ilaah baa mahad leh. Ammaan iyo naxariis Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato:- Allaah wuxuu Qur'aanku ku
Haweenay "Sacuudiyaan" ah oo gaajo daraadeed doonaysa in ay cunto Hilibka Dameerka (DAAWO VIDEO). Written by Maamul on 16 September 2012. Marka aad maqashid dalka Sucuudiga waxaa isla markiiba maskaxdaada ku soo deg degaya in uu dalkaasi
Maraykanka oo Ehaladii Dadkii ku Dhintay Weeraradii 11 September 2001, Udaabulaya Xabsiga Wayn ee Guwantanamo Bay. Written by Maamul on 16 September 2012. Dowladda Maraykanka ayaa shalay oo sabti ahayd ilaa maanta oo Axad ah waxay ku daabulayaa Xabsiga wayn
Mowd Lagu Wada Ballamay Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Jubbada Hoose. Written by Maamul on 16 September 2012. Ciidamada muslimiinta ee ka dagaalamaya gudaha Somaaliya muhaajiriin iyo Ansaar waxay maanta galeen
Dab Ka Kacay Suuqa Shidaalka Magaalada Kismaayo. Written by Maamul on 16 September 2012. Dab khasaara dhaliyay ayaa ka kacay suuqa weyn ee magaalada Kismaayo xarunta wilaayada Islaamiga Jubbooyinka.
War deg deg ah: Dagaallo Cadawga Kenya Lagu Riiqay Oo Goordhaw Soo Gaba Gaboobay. Written by Maamul on 16 September 2012. Dagaal culus ayaa goordhaw kusoo gaba gaboobay duleedka degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose
Saraakiil iyo Ciidan Lagu Dilay Dagaal Xalay Ka Dhacay Duleedka Muqdisho. Written by Maamul on 16 September 2012. Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo xalay siyaabo kala duwan uga dhacay
Dagaallo Mar kale ka dhacay Ceelasha Biyaha Written by Maamul on 16 September 2012. Xalay saqdii dhexe ayaa ciidanka Mujahidiinta waxay weerar culus ku qaadeen fariisimo Maleeshiyaadka
Madaxa Maamulka dawladda Federaalka" wadahadal baan la galeynaa Al-Shabaab". Written by Maamul on 16 September 2012. Inkastoo loolanka adag ee gudaha Soomaaliya ka oogan aaney waxba ka aheyn maamulka dabadhilifka ah ee
Qarax AMISOM lagula eegtay magaalada Muqdisho. Written by Maamul on 15 September 2012. Wararka ka imaanaya Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaan in qarax Miino lagula
Faroole oo Muqdisho u imaanaya sidii uu Xasan Sheekh Maxamuud ugala hadli lahaa magacaabista Ra’iisul Wasaaraha Cusub. Written by Maamul on 15 September 2012. Iyadoo ay masuuliyiin fara badan tartan iyo orod ugu jiraan sidii loo soo magacaabi lahaa Ra’iisul Wa
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal culus oo xalay duleedka Muqdisho ku dhexmaray…. Written by Maamul on 15 September 2012. Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo culus oo xalay Deegaanada duleedka magaalada Muqdisho