Daawo Video Mujaahidiinta Suuriya Oo Dhulka Soo Dhigay Diyuurad Dagaal ,Wararkii Ugu Dambeeyay. Written by Maamul on 07 June 2013. Xoogaga kacdoonka Suuriya iyo mujaahidiinta ayaa saacadihii lasoo dhaafay guulo waaweyn kasoo hooyay
Kismaayo Oo Dagaal Laysku Gabaldhacdsaday iyo Dhimashada Oo 10 Qof Kabadan. Written by Maamul on 07 June 2013. Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo maanta magaalada Kismaayo ka qarxay kuwaasi oo
Dhimasho iyo Dhaawac Ka dhashay Weerar Saraakiil lagu Qaaday Oo Yaaqbari Weyne Ka dhacay. Written by Maamul on 07 June 2013. Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dhabagal ah oo maanta ka dhacay wadada isku xirta magaalada
Laba Jawaasiis Ah Oo Galabta Lagu Toogtay Magaalada Baraawe Dhageyso. Written by Maamul on 06 June 2013. Wilaayada islaamiga shabeelaha Hoose ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay dad lagu helay iyagoo dhanka
Dhageyso Q.2-aad Muxaadarada "ولكنم قوم تستعجلون". Written by Maamul on 06 June 2013. Waxaa Caawa Masjidka Bilaal ee magaalada Nairobi ka dhacday qeybtii 2-aad muxaadaradii ciwaankeedu ahaa
Sheekh Ayman Al Dawaahiri Oo Jeediyay Kalimad Ku Socota Reer Shaam iyo Afghanistan Dhageysi+Daawasho. Written by Maamul on 06 June 2013. Hoggaamiyaha Al Qaacidda Dr.Ayman Al Dawaahiri ayaa ugu baaqay jaamaacaadka ka dagaalamaya wadanka Suuriya
Ropert Bailez "Gacanteyda Ayaan Ku Dilay 16 Qof Haween iyo Carruur Ah". Written by Maamul on 06 June 2013. Askari katirsanaa ciidanka mareykanka ee Afghanistan ku duulay ayaa qirtay in uu xasuuqay shacab rayid
Xukuumadda Sacuudiga Oo Mamnuucday Adeegga Viber Free Phone . Written by Maamul on 06 June 2013. Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda ay ka mamnuucday adeegga isgaarsiinta internet-ka
Mujaahidiinta Suuriya Oo Dib Uqabsaday Magaalada Al-Quseyr iyo Howlgallo Istish-haadi Ah Oo Dhacay. Written by Maamul on 06 June 2013. Mujaahidiinta Suuriya ayaa dib ula wareegay magaalada Alquseyr oo shalay ay gudaha ugaleen ciidamada
Bashiir Axmed Salaad “Dowladdu Fanaaniin Faasiqiin Ah Bay Masruufaysaa Majiro Hal Macalin Dugsi Qur’aan oo ay Mushaar siisay” Dhageyso. Written by Maamul on 06 June 2013. Ururka Al Ictisaam ayaa dhaleeceeyay fisqiga iyo Fasaadka kajira magaalada Muqdisho oo ay wadaan DF-ka
AMISOM Oo Askar Looga Dilay Qaraxyo Maanta Lagula Eegtay Muqdisho iyo Marka. Written by Maamul on 06 June 2013. Khasaara xoogan ayaa ciidamada AMISOM kasoo gaaray qaraxyo maanta siyaaba kala duwan loogu geystay magaalooyinka
Axmad Golis “Ciidamada Dowladda Waxaa Lagu Soo Dhex Daayay Naago Ciidamo Ah Oo U Dhashay Jabuuti,Fasaad (Dhageyso). Written by Maamul on 06 June 2013. Axmad Golis oo kamid ah odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan
Dagaallo Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Ceelbarde iyo duleedka Baydhabo. Written by Maamul on 06 June 2013. Dagaallo culus ayaa saacadihii lasoo dhaafay gobolada Bay iyo Bakool ku dhaxmaray ciidamada muslimiinta
Dhageyso:Sheekh Yuusuf Kaba-kutukade Oo Ka Hadlay Howlgal Burcad Lagu Laayay Oo Duleedka Jowhar Ka Dhacay. Written by Maamul on 05 June 2013. Wilaayada Islaamiga Shabeelaha dhexe ayaa faah faahin ka bixisay howlgal ay ciidanka wilaayadaasi maanta
Xagjirayaal Ingiriiska Oo Dab Qabadsiiyay Xarun Islaami ah Oo Muslimiintu Ku Leeyihiin Magaalada London. Written by Maamul on 05 June 2013. Kooxo Xagjirayaal Nasaara ah ayaa maanta weerar ku qaaday madaraso islaami ah oo muslimiintu ku leeyihiin
Daawo:Masjid Jaamaca Magaalada Istanbuul Oo Khamri Lagu Dhax Cabay..Erdogaan-ka Turkiga Sidaan Miyuu Muqdisho Larabaa?. Written by Maamul on 05 June 2013. Kooxaha kacdoon ka wada wadanka Turkiga ayaa bilaabay in ay xoog ku qabsadaan masaajidda waaweyn ee
Magaalada Al-Quseyr Oo Gacanta Muslimiinta Ka Baxday iyo Xisbu Sheydaan Oo Qabsaday!!. Written by Maamul on 05 June 2013. Xoogaga mujaahidiinta iyo kacdoon wadayaasha Suuriya ayaa ku dhawaaqay in khidad dagaal aawgeed ay uga
Dagaal Khasaara Dhaliyay Oo Ciidanka Siiraaliyoon Ku Qabsaday Deegaanka Taabto. Written by Maamul on 05 June 2013. Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay deegaanka Taabto ee gobolka Jubbada Hoose wuxuuna dagaalku u dhaxeeyay
Faah Faahin:Howlgal Askar Badan Lagu Dilay Oo Duleedka Jowhar Ka Dhacay. Written by Maamul on 05 June 2013. Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo maanta barqadii ka dhacay duleedka magaaladaasi
Dhageyso:Shirkadda SKA Oo Si Xun Udishay Qof Shacab ah Xilli Uu Ku Sugnaa Garoonka Muqdisho. Written by Maamul on 05 June 2013. Ehelada Nin si xun uu u dilay mid kamid ah madaxda Shirkada SKA ee xooga ku haysta garoonka diyaaradaha
Faarax Qare “Badda Soomaaliya Waa 200 NM, Mana La Dhiibi Karo (Dhageyso. Written by Maamul on 05 June 2013. Faarax Axmad Cumar (Faarax Qare) oo ah taliyaha ciidanka Badda ee dowladda Federalka ayaa kasoo hor
Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Xaqiijisay in Ay Saxiixday Heshiis Mugdi Gelinaya Badda Soomaaliya. Written by Maamul on 05 June 2013. DF-ka ee gumeystaha ka hoos shaqeysa ayaa xaqiijisay in uu jiro heshiis lala galay shirkado Ajaanib
Oday Dhaqameed “Qaabka ay Mujaahidiintu Gumeystaha ula dagaalamayaan Waana Qiira Geliyay”Wareysi. Written by Maamul on 05 June 2013. Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa si diiran usoo dhaweeyay howlgalada ka dhanka ah cadawga gumeysiga ee duulaanka
Beesha Maxamuud Hiraab Oo Bixinaysa Diyada Dad Ay Ka Dishay Reer Xaaji Salebaan Dhageyso. Written by Maamul on 05 June 2013. Qaban qaaba xoogan ayaa ka socota degmooyin iyo deegaanno katirsan wilaayada Galguduud oo beesha Maxamuud